Haween ku nool baladweyne oo sameystay xirfad noloshooda ku maareeyaan.

0
5

Baladweyne (Radio Beerlula)- Haweenkan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa noloshooda ka maareeya xirfada karinta dharka loo yaqaano kariska oo ah nuuc kamid ah baatiyada ay qaataan dumarka kuwaasi oo si midabo loogu yeelo loo adeegsado biyo kar-karsan iyo kalar nuucyo kala duwan leh.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.