Haween ku nool Baydhabo oo maalgelin ganacsi loo sameeyay

0
177

Baladweyne (Radio Beerlula)-Bangiga IBS ayaa Maal gelin usameeyey 30 Haween ah kuwaasi oo kunool Magaalada Baydho ee gobalka Baay islamarkaana ku laha ganacsiyo yar yar magaaladaasi.

Hawenkaan ayaa loo sameeyay maalgalin Dhaqaale iyo Tababaro si aqoontood kor loogu qaado.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here