Haween ku nool magaalada Baladweyne oo isku bahaystay caawinta aroosyada .

0
110

Baladweyne (Radio Beerlula)- Si ay kaalin uga qaatan dhismaha qoysaska cusub ah ayay isku baheysteen haweenkan oo ku nool Magaalada Baladweyne iyagoona arooska ku caawiya lacago ay isku dardareen taasoo inta badan ay ku soo iibiyaan alaabaha loo baahan yahay.

Haweenkan oo ka dhisan xaafadda Buundo weyn ee Magaalada Baladweyne ayaa ku bohoobay magaca 15-ka shumey.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.