Haween ku nool magaalada Baladweyne oo nolashooda ka maareeya iibinta nacnaca iyo sisinta.

0
150

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool Haween badan oo nolosha reerkooda ka mareeya xirfado iyo ganacsi ay abuurteen sida sameeynta sisinta iyo nacnac burburka waxaana ay kasii iibiyaan Bulshada magaalada Baladweyne maadama aad u isticmaalan.

Qaar ka mid haweenkan ayaa Radio Beerlula uga waramaha sida nolosha reerkood ugu maareeyaan xirfdaan Ganacsi ay abuurteen iyo caqabadah ay la kulman.

Warbixintanw waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.