Haween ku nool Somaliland oo loo soo bandhagay fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah.

0
55

Baladweyne (Radio Beerlula)-ururka haweenka Now ee mamulka somalilnd ayaa deeq waxbarsho oo bilaash ka helay jamacada Unity ee magalada hargeysa

deeqadan ayaa waxaa la sii donaa 100 haween ah kuwaas oo si lacag la,an ah wax ugu baran dono jamacada Unity ee magalada hargeysa.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen