Haweeney 60 sano jir ah oo caruur ku nool Baladweyne si bilaash ah wax ku barto.

0
165

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hooyo Xaawo Ibraahin Cali waa 60 sano jir isku xilqaantay ineey si bilaash ah wax ku barto arday isugu jira danyar iyo agoon kuwaasi oo dhikta iskuulka hoose iyo dhexe Siigaaloow oo ku yaalla xaafadda Hoolwadaag ee Baladweyn.

Maadooyinka ay ardayda barto ayaa kala ah Cilmiga bulshada iyo Soomaaliga kuwaasi oo iskuulka ka baxo gilinka hore maalinkasta marka laga reebo maalmaha Jimcada iyo Khamiista.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here