Haweeney barakac ah oo ku nool Baladweyne oo la timid hal abuur ganacsi.

0
126

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hodan Axamed Sahal oo kamid ah Haweenka Barakacayaasha ee kunool kaamka Guudlaawe ee Magaalada ayaa kaamka ku dhexe abuurtay fursad ganacsi oo yar  kaasi oo nolosha qoyskeed kamaarayso.

Ganacsigaan yar ee ay abuurtay Hodan ayaa waxaa kamid ah iibinta  Baatiga iyo Qudaarta waxaan ka iibsado Dadka barakacayaasha ee kaamka deggan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.