Baledweyne ( Radio Beerlula )-Amal Cabdullahi Cali oo ka mid ah Hooyooyinka ku nool magaalada Baladweyne ayaa wax barto caruurta yar yar ee ay dhashay iyo kuwo kale oo dariska la ah xaafadeeda.
Amal ayaa caruurtan barto Soomaaliga xisaabta iyo far qurxinta si ay u soo saarto arday aqoon leh ka hor inta ay tagin iskuulka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.