Haweeney ku nool Baladweyne oo codsatay in laga bixiyo lacag deyn ah oo seygeeda Xabsi loo dhigay

0
50

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Faadumo Ibraahim Aadan oo ah Hooyo haysata shan Caruur ah islamarkaana ku nool xaafada Buundowyne laanta Doonka ee Magaalada Baladweyne ayaa xilligaan waxaa soo food saartay duruufo dhanka nolosha ah kadib markii aabaha dhalay caruurta ee u shaqeyn lahaa loo xeray lacag deyn ah oo lagu yeeshay.

Lacagtaaan ayaa qiimaha ahaan gaareeysa 4,800 dollar iyadoo sababta aabahan loogu yeeshay aay eheed khasaaro kasoo gaaray hilib uu magaalada ku iibi jiray kaasi oo intiisa badan ku baari jiray.

warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here