Baladweyne (Radio Beerlula)-Nasteexo Cabdi Cali oo ka mid ah haweenka ku nool magaalada Baladweyne ayaa nolosha caruurteda ka mareeyso maqaayad yar oo ay ku kariso rashiinka wadaniga ah.
Muddo ka badan 5 sano ayeey lacagaha ay ka hesho karinta soorka iyo cambuulada ku dabarta nolol maalmeedka qoyskeeda iyo waxbarashada caruurteeda.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aaan Xuseen


