Baladweyne (Radio Beerlula)-Yuusuf Maxamed Aadan oo kamid ah xoogsatada magaalada Baladweyne isla markaana degan kaamka Alesuge Two ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa gubtay xaaskiisa laabd.
Gubista Yuusuf ayaa loo adeegsaday biyo iyo saliid kulul waxaana dhaawac ka soo gaaray qeybo kamid ah jirkiisa iyadoona la keenay isbitaalka guud ee Baladweyne.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan


