Haweenka barakacayasha Baladweyne oo bilaabay iibinta dharka

0
175

Si nolosha reerkooda u mareyaan haweenkan oo ku nool kamamka barakacayaasha ee magalada Baladweyne ayaa dharka nuucyadiisa kala duwan xaafaddaha ugu geeya haweenka kale.

Haweenka dharka ku wareejiyo xaafadaha magalada Baladweyne ayaa bishii haweenka ay dharka u geeyaan ka qaado lacago lagu heshiiyay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.