Haweenka barakacayasha ee ku nool Baladweyne oo abuurtay ganacsi yaryar oo noloshooda ku dabaran

0
294

Baladweyne(Radio Beerlula)- Inkastoo durufo kala duwan la dala dhacayan haddana waxay  isku dayan sidii noloshooda ay u mareyn lahayeen.

Haweenkan oo ku nool kaamka wada jir oo ku yaalla xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa abuurtay ganacsi yar yar oo ku dhax yaalla kaamka islamarkana ay ka mareeyaan nolosha qoysaskooda, sida Radio Beerlula u sheegeen qaar ka mid ah haweenka abuurtay ganacsigan.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here