Haweenka dharka iibiya ee Baladweyne oo suuq xumo wajahaya

0
90

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haweenkan Oo Kunool Kana shaqeysta suuqa Dharka Ee Magalada Baladweyne ayaa Soo Food saartay Suuq La’aaan madama Uu san Magalada kajirin Ganacsi Balaran.

Hooyoyinkan Ayaa Gado Dharka Qeybihiisa Kala Duwan Sida Dharka Dumarka Iyo Kuwa Raga.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here