Haweenka dharka ku iibiya Jowhar oo saameyn kala kulmay abaarta ka jirta dalka

0
228

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haweenka dharka ku iibiya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa saameyn kala kulmay abaaarta ka jirta dalka kadib markii ay yaraadeen dadkii wax ka iibsa jiray oo u badnaa xoola dhaqato.

Ganacsatadan haweenka ah ayaa nolosha qoysas kooda ka maareeya lacagaha ay ka helaan iibinta dharka.

Warbixintan waxa noo haysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud