Haweenka doonaya inay ka qeyb galan doorashooyinka Galmudug oo tababar loogu qabtay dhuusamareeb.

0
239

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada dhuusamareeb ayaa  lagu qabtay tababar socon doonaa muddo saddex maalmood ah kaasoo lagu baranayo sida haweenka ay uga qeyb qaadan karan doorashooyinka Galmudug.

Agaasimaha haweenka ee madaxtooyada Galmudug Shukri Faarax  ayaa ka warameysa ahmiyadda tababarkan.

Canab Maxamed Jimcaale oo ka mid ah xildhibannada Galmudug ayaa sheegtay inay muhiim tahay in haweenka la siiyo qoondada ay lee yihiin.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here