Haweenka ganacsiyada yar yar ku leh Bardaale oo codsaday in laga caawiyo horumarinta ganacsigooda.

0
80

Baladweyne (Radio Beerlula)-Haweenkaan oo kunool degmada Berdaalle ee gobolka Baay islamarkaan ah kuwa ganacsato ayaa codsday in ganacsigooda lagu taageero maadama ay soo wajahaday suuq la.aan baahsan taasi oo saameeysay Badeecooyinkood kale duwaan ee laga iibsan jiray.

Haweenkaan ayaa gancsigooda waxaa saameen ka soo gaartey daadkii kudhuftay degmada sanadkii hore.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here