Haweenka gobolka Hiiraan oo ku soo badanaya tacbashada Beeraha

0
210

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hawenkaan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay in ay tacbadaan dalagyada kale duwan ee kabaxo beeraha kuwaasi oo kuyaallo duleedka magaalada Baladweyne.

Dalagyada ay tabcadaan haweenkaan waxaa ka mid ah Digirt, Masgada iyo Sinsinta iyagoo u iib geeyo suuqyada magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here