Baledweyne ( Radio Beerlula )-Haweenka xoolaha ku iibiyo suuqa daraawishta ee magaalada Baladweyne ayaa cod saday in loo hirgaliyo suuqa ay ku iibiyaan xoolaha
Haweenkaan ayaa xoolaha ku iibiyo daashash ka sameysan baco iyo marooyin la isku geeyay mudo sanado ah iyagoo saameeyn kala kulma cadceedda iyo dhibicda xili roobaadka
waxa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen


