Baladweyne(Radio Beerlula)- Haweenka jubbaland oo kulan ku yeeshay magaalad Kismaayo ayaa ka wada hadal xoojinta ammaanka iyo doorashada dhawaan lagu wado inay ka dhacdo Jubbaland iyadoo haweenkan ay xusul duub ugu jiran sidii ay u heli lahayeen qoondada haweenka.
Haweenka ka qeyb galay kulanka ayaa odayaasha dhaqanka ka dalbaday inay ilaaliyaan qoondada haweenka.