Baledweyne ( Radio Beerlula )-Mashraaca Rajo Kaaba Oo Ay Iska Kaashanayaan Would Bank Iyo Wasarada Waxbarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare Ee XFS ayaaa Loogu Talagalay In Ay Kafaideystan 3000 Kun Oo Gabdhod Si Ay U Helaan Waxbarasho Bilaash ah
Mashruucan Ayaa Ah Mid Lagu xoojinayo tayada Aqoonta Gabdhaha Soomaliyeed Si Bilaash ah
waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow


