Haweenka ku shaqeysta hay wareerinta oo ku soo badanaya Baladweyne

0
77

Baladweyne(Radio Beerlula)-Si nolosha reerkooda ay u maareeyaan haweenkaan ayaa dharka nuucyadiisa kala duwan xaafaddaha ugu geeya haweenka taasoo loo yaqaano hay-wareerin islamarkana bishii laga qaado lacago lagu heshiiyay.

Haweenkaan oo kunool magaalada Baladweyn ayaa waxa ay dharka kasoo qaataan goobaha ganacsiga iyagoo ka raadiyo lacago ay nolosha reerkooda kumaareeyaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.