Haweenka ku shaqeysta xirfada sameynta Sanbuuska oo kusoo badanaya Jowhar

0
127

Baladweyne (Radio Beerlula)-Haweenkaan Oo ku nool magaalada Jowhar ee gobolka shabellaha dhexe ayaa ku shaqeysto sameynta sambuuska inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Hawenkaan ayaa shaqo abuur ka helay sameynta sambuuska iyagoo malintii u sameyo hawenka kale ee ku nool magaalada Jowhar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.