Haweenka ku shaqeysta xirfadda dhar dhaqaalka oo shaqo la aan soo wajahday

0
123

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Haweenkaan oo markii hore udhaqi jiray dharka qaar kamid ah Qoysaska ku nool magaalada Baladweyne ayaa waxaa soo wajahday shaqo la-aan kadib markii mashiinada lagu dhaqo dharka ee looyaqaano Qasaaladaha ay keensadeen dadkii ay u dhaqi jireen dharka.

Qasaaladahaan ayaa sifudud loogu dhaqi karaa dharka iyadoo looga maarmay in la raadiyo shaqaalo lacag badan qaato.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here