Haweenka noloshooda ka maareya iibka qaadka oo kusoo badanaya Baladweyne

0
68

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Ku nool hooyoyin badan oo Kashaqeysta iibinta Qaadka iyagoo  inta badan ku iibiya Suuqa daraawishta.

Waxaa ay noloshooda ka maareeyaan iibinta qaadka iyagoo faa-ido badan ka heli jiray iibinta qaadka Itoobiya inkastoo hada lawaayay oo ay iibiyaa qaadka Kenya kaliya.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahro Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here