Haweenka qudaarta ku iibin jiray suuqyada Baardheere ee ay sameysay fatahaada oo codsaday in la caawiyo

0
206

Baladweyne (Radio Beerlula)-Haweenkan oo ku nool degmada Baardhere ee gobolka Gedo ayaa waxaa soo foodsaartay shaqo la,aan kadib markii ganacsigooda ay saameeyeen fatahaadihii ku dhuftay magaaladaasi.

Haweenkan ayaa magaalada Baardheere ku iibi jiray Qudaarta si ay uga maareeyaan nolosho reer kooda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf cabdulahi.