Hawlgal lagu joojinayo jarista dhirta oo laga sameeyay gobolka Daadmareer

0
170

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka gobolka Daadmadheedh oo kaashanayo Laamaha amniga ayaa tuulada Xaaji Diiriye iyi tuulooyin kale howlgal lagula dagaalamayay xaalufka dhirta.

Howlgalka ayaa lagu qabtay dad shidiyay dhuxusha kuwaasi oo dhibaato badan ku hayay dhirta.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here