Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabadan oo lagu daahfuray Hay’adda Caalamiyeynta Waxbarashada Soomaaliya ee IEASO taasi oo dalka ka sameyn doonto cilmibaarisyo la xiriira waxbarashada,dhaqaalaha iyo seyniska
Waxaan a qeybgalay munaasabadda maamulka hay,adda ,bahda waxbarashada,masuuliyiin kamid ah dowladda iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.


