Baladweyne (Radio Beerlula)-Masuulintan ka socotay hey,ada caafimaadka aduunka ee who oo uu hogaaminayay dr malik ayaa madaxtooyada jubaland kulan looga hadlayay dhibaatooyinka caafimaad ee ee ka jira deegaanada jubaland iyo sidii si wada jir ah wax looga qaban lahaa la qaatay madaxweyne ku xigeenka labaad ee jubaland cabduqaadir xaaji maxamuud.
Sidookale masuulintia WHO ayaa kormeeray goobaha caafimaadka jubaland sida isbitaalka guud ee kismaayo iyagoona wadbixino ku aadan baahiyaha caafimaad ee ka jira ka dhageeystay masuuliyinta caafimaadka
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad