Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay,ada Hormuud Salaam Foundition ayaa deeq kala duwan gaarsiisay maxaabista ku jira xabsiga dhexe ee xamar iyo ciidanka naafada xooga dalka ee kunool isbitaalka martiini ee magaalada Muqdisho.
Deeqdaan ayaa ka koobneed caano booro cabitaano geel iyo welib dharkii ay ku ciid lahaayeen maxaabiista kuxiran Xabsiga.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.


