Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Khayriga Ah ee Al Raxma Ayaa Ceelbiyood Ka Hirgalisay Tuulada Hulka ee hoos tagta Degmada Lughaya ee Somaliland.
Ceelkan ayaa waxaa loo waqfay Axmed Yuusuf Dibad Qaali Xaashi Cilmi iyo Maxamed Cabdi Axmed oo geeriyooday dhamaantood.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


