Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda ANPPCAN ayaa magaalada Hargeysa ka daah furtay mashruuca nafaqaynta caruurta yar yar iyo hoyooyinka, waxana furitaanka ka qeyb galay, xubno ka tirsan maamulka Somaliland, madaxda hay’adda iyo marti sharaf kale.
Warbixintan Xaawo Aadan Xuseen.