Hay’adda Aqoonsiga Iyo Diiwaan Gilinta Qaranka niira oo xariga kajartay Xarunteda Cusub Dagmada Kaxda .

0
89

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Hay’adda Aqoonsiga Iyo Diiwaan Gilinta Qaranka niira ayaa Rasmi Ah Uga Dahfurtay Xarunteda Cusub Dagmada Kaxda Ee Gobolka Banaadir

Waxa kaqeyb Galay Dahfurka Xaruntan Cusub Ee Niira Mareeye Kuxigeenka Hay’adda Niira Gumoodiye Kuxigeenka Amniga Iyo Siyaasada Gobolka Banadir Gudoomiyaha Dagmada Kaxda Iyo Qaar kamid ah Dadka kunool Dagmada Kaxda Ee Gobolka Banaadir

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here