Hay’adda Camuud oo deeq rashiin Baladweyne ugu qeybisay qoysas danyar ah

0
313

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha degmada Baladweyne Cismaan Dhicisoow Dhuuboow iyo Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada degmada Baladweyne Muxumad Cali Maxamuud ayaa goob joog ka ahaa qeeybinta Deeqdan raashiinka ah oo ay ka faa’ideysteen inkabadan 400 qoys oo laga soo kala xulay afarta xaafadood ee Baladweyne taasi oo ay bixisay Hay’adda Camuud Fondation.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here