Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo tababar dhanka dibadda ah u dirtay 21-howl-wadeen

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Mudane Axmed Macalin Xasan ayaa maanta sagootiyay 21 howl-wadeen oo u ambabaxay tababar ku saabsan Hagista Diyaaradaha dalka tansania

Munaasabadda sagootinta oo ka dhacday qeybta dhoofitaanka Caalamiga ah ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxa ka qeyb galay mas’uuliyiin katirsan hay’adda dulista rayidka Soomaaliya iyo marti sharaf kale.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here