Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xariga ka jaray xarunta ugu weyn ee ladagaalanka Ayaxa oo hay’adda FAO ka hirgelisay magaalada Hargeysa waxana xarig jarka kasoo qeyb galay mas’uliyiin katirsan maamulka Somaliland iyo madax katirsan hay’ada FAO
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.