Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo maanta daah furtay mashruuca taakuleynta iyo afurinta bisha Ramadaan.

0
58

Baladweyne(Radio Beerlula)-Hay’adda Hormuud Salaam foundation ayaa maanta Deeq raashin gaarsiisay Isbitaalka Dr Xabeeb oo ay ku jiraan dadka qaba xanuunka dhimirka.

Deeqda ayaa iskugu jirtay Bur,Bariis Sokor,Saliid iyo Timir waxaana kafaaideystay in kabadan 180 qof oo kujira xarunta.

Warbixinytan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan