Hay’adda Hormuud Salaam oo fursado shaqo u abuureysa 200 oo dhalinyaro ah.

0
195

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha hay’adda Hormuud Salaam Cabdullahi Nuur Cismaan oo shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay fursado shaqo u abuurayan 200 oo dhalinyaro ah kuwaasoo loo iibin doono mootooyinka loo yaqaano Feeko si ay ugu shaqeystan islamarkana adeegyada bulshada ay u baahan yihiin ay ugu geeyaan guryahooda iyo gobahooda ganacsi.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.