Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo bandhigtay Hannaanka Wadatashiga ee Istaraatiijiyada 5G.

0
46

Baladwayne ( Radio Beerlula )Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye, ayaa magaalaa muqdisho kadaah-furay shir looga hadlayay Istaraatiijiyada adeega 5G.

Shirka ayaa waxa kasoo qeyb galay maareeyaha guud ee hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Mustaf Yaasiin Sheekh iyo xubnno ka socoday xarumaha Isgaarsiinta dalka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.