Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka oo lagu wareejiyay deeq gargaar ah.

0
74

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA ayaa shixnad gargaar ah kala wareegtay Hay’adda bisha Cas Turkiga, kaas oo loogu talagalay dadka ay sameenta ka soo gaartay daadadka roobka.

Deeqdaan oo ka koobneyd qeybaha kala duwan ee rashiinka ayaa goobta lagu wareejinayay waxaa ku sugnaa Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Axmed Cabdi Aadan iyo mas’uuliyiinta hay’adda bisha Cas Turkiga.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabduaalhi