Hay’adda Maareynta Musiiboyinka qaranka oo 400 qoys Gargaar ugu qeybisay degmada Baxdo.

0
260

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka qaranka ee Sodma ayaa deeq raashiin ugu qeybisay degmada Baxdo ee gobolka galgaduud 400 qoys oo saameyn kuyeelatay abaarta kudhufatay dalka.

Waxa goob-joog ahaa madasha lagu qeybinayey deeqda raashinka ah maamulka degmada Baxdo ma’uuliyiin katirsan Galmudug iyo madax kasocotay hay’ada Maareynta Musiiboyinka qaranka.

Warbixintan waxa soojeedineeysa Sacdiyo Maxamad Maxamuud.