Hay’adda Mareynta masiibooyinka qaranka oo sheegtay in deeqdii la keenay Baladweyne la qeybin doono.

0
242

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Booqday Baqaarada ay ku jiraan deeq mucaawino ah oo aay hay’adda ugu talagashay shacabkii Saameenta ka soo gaartay Fatahaada ku dhufatay magaalada Baladweyn.

Deeqdan Raashinkan oo ka kooban qeybaha kala duwan ee raashiinka islamarkaana ku keedsan baqaaro kuyaalla duleedka magaalada Baladweyne ayaa maalmaha ina soo aadan waxa loo qeybin doona dadka danyarta ee dhibaatadu kasoo gaartay fatahaada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.