Hay,adda masiibooyinka kharanka oo lagu wareejiyay agab kala duwan

0
117

Baladwayne (Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa Maamulka Isbitaalka Madiina kala wareegtay Daawoyin,Teendhooyin iyo maro kaneeco oo loogu talagalay in la gaarsiyo Shacabka fatahaaduhu saameeyen

madasha lagu wareejinayey Daawooyinka iyo Teendhooyinka waxa goob joog ahaa Agaasimaha Isbitaalka Madina Dr. Maxamed Cabdiraxmaan Jamac iyo Agaasimaha Caafimaadka Dr. Cabdullahi Axmed Muuse iyo mas’uuliyin katirsan hay’adda SODMA.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.