Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda ayaa wadamada ugu daran ku tilmaamtay dalalka Itoobiya iyo Kenya .
UNICEF ayaa ku baaqday in la maalgashado nidaam horumarineed oo waara oo adkaysi leh oo gobolka oo dhan ah si looga ilaaliyo carruurta iyo bulshada dhibaatooyinka mustaqbalka.