Baladwayne ( Radio Beerlula )-Haya’dda qaxootiga iyo Barakacayaasha maamulka Soomaliland ayaa magaalada Hargaysa tababar ugu daahfuryay qaar kamid ah gudiga go’aan ka gaarista arrimaha qaxootiga maamulkaasi.
Tababarkaan oo socon doono mudo saddex maalmood ah ayaa waxaa lagu bari doonaa howl wadeenada Hay’adda hormarinta iyo aqoonta ay u leeyihiin arrimaha qaxootiga iyo magangalyo doonka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.