Hay’adda Save the children oo daawooyin iyo agab caafimaad ku wareejisay wasaaradda caafimadka Puntland .

0
159

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimadka Puntland Cabdinaasir Xaaji Yuusuf ayaa Hay’ada badbaadada caruurta ee Save the Children kala wareegay deeq daawo ah iyo Agab Caafimad oo loogu talagalay dadka danyarta ah ee kasoo barakacay magaalada Laas-caanood isla markaana ku nool magaalada Garoowe.

Waxaa goobjoog ka ahaa madasha lagu wareejinayay deeqdan masuuliyiin kamid ah maamulka Puntland madax kasocotay Hay’ada badbaada caruurta ee Save the Children.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.