Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha hay’adda Mareynta masiibooyinka qaranka ee SODMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maamulka degmada Masaajid Cali Gaduud ku wareejiyay deeq gargaar ah oo loogu talo galay dadka ku nool magaalada iyo deegannada hoos yimada ee gobolka shabeellaha dhexe.
Deeqdan oo ay sideen 12 gaari oo kuwa xamuulka ah ayaa ka kooban nuucyada kala duwan ee raashin, dhar iyo teendhooyin.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen


