Hay’adda SODMA oo deeq raashin ah ku wareejisay maamulka iskuulka Al-bashiir Muqdisho.

0
43

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda mareeynta Musiibooyinka qaranka soomaliyeed ee SoDMA ayaa maanta deeq rashiin ah ku wareejisay maamulka iskuulka Al-bashiir Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir.

Deeqda rashiinka ah ayaa looga talagalay inay ka faideystan ka badan kontan arday oo aragga naafa ka ah islamarkana wax ka barato iskuulka Al-Bashiir.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here