Hay’adda SODMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho.

0
61

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee  SoDMA ayaa Qoysas danyar ah oo laga soo kala xulay Gobalka Banaadir deeq raashiin ah ugu qeybiysay magaalada Muqdisho.

Deeqadaan ayaa iskugu jirtay Rashiinka noocyadiisa kala duwan sida bur bariis basto iyo saliid.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here