Hay’adda Sodma oo ka digtay saameynta roobka guga

0
47

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee Sodma ayaa Maanta Bulshada soomaliyeed la wadaagtay Heerka Robabka gu’ga ee ka curtay qeeybo kamid ah Gobalada dalka

Masuuliyiinta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee Sodma ayaa sheegay in robabka gu’ga sanadkaan 2024 aay ka dhalan karaa fatahaado sida sadaasho aay sheegayso.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq